Census Information in Somali

Tirakoobku waxa lagu tiriyaa qof kasta oo ku nool mareykanka, hal mar oo kaliya, kuna sugan goobta saxda ah. 10-kii sano ee kasta, natiijooyinka tirakoobka waxaa loo isticmaalaa in lagu qaybiyo Golaha Wakiilada, iyada oo la go’aaminayo inta kursi ee gobol kastaa helo.